HomeWararDowladda Soomaaliya oo sheegtay in la qabtay Sarkaal Al-shabaab oo gaadiidka ku...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la qabtay Sarkaal Al-shabaab oo gaadiidka ku xira qaraxyada

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Howlgal ay Ciidamada Amnigu fuliyeen shantii bushan Apriil ayaa lagu soo qabtay Hawlwadeen ,kaas oo ahaa mid Al-shabaab u qaabilsan ku xirista Walxaha Qarxa ee gaadiidka,waa sida hadalka loo dhigay. War qoraal ah oo lagu daabacay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa waxaa lagu sheegay in Hawlgalkaan uu ka dhacay magaalada Muqdisho,kaasi oo qaatay muddo […]

- Advertisement -

Howlgal ay Ciidamada Amnigu fuliyeen shantii bushan Apriil ayaa lagu soo qabtay Hawlwadeen ,kaas oo ahaa mid Al-shabaab u qaabilsan ku xirista Walxaha Qarxa ee gaadiidka,waa sida hadalka loo dhigay.

War qoraal ah oo lagu daabacay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa waxaa lagu sheegay in Hawlgalkaan uu ka dhacay magaalada Muqdisho,kaasi oo qaatay muddo saacado ah sidii loo qorsheeyay ayuuna udhacay, iyadoo aanu dhicin wax khasaare ah.

- Advertisement -

Tallaabadaan ayaa imaanaysa xilli Ciidamada Amnigu ay Caasimadda iyo Gobolladaba ka wadaan howlgal baaxad leh oo guri iyo geedba looga raadinayo Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories