HomeCaalamka50 qof oo Muslimiin ah oo lagu dilay iska horimaad ka dhacay...

50 qof oo Muslimiin ah oo lagu dilay iska horimaad ka dhacay Nigeria

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maamulayaasha Deegaanka ayaa sheegay in dadkaasi lagu dilay weerar ka dhacay dhulka kaymaha ee Gobalka Zamfara ee W/galbeed ee dalkaasi. Dadka la dilay ayaa la sheegay inay isugu jireen dad rayid oo taageero siiya Hay’addaha Ammaanka  iyo Askarta  dagaalka kula jira Kooxaha hubeysan ee ku sugan Gobalkaasi. Kooxaha hubeysan ayaa la sheegay inay ka awood […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulayaasha Deegaanka ayaa sheegay in dadkaasi lagu dilay weerar ka dhacay dhulka kaymaha ee Gobalka Zamfara ee W/galbeed ee dalkaasi.

Dadka la dilay ayaa la sheegay inay isugu jireen dad rayid oo taageero siiya Hay’addaha Ammaanka  iyo Askarta  dagaalka kula jira Kooxaha hubeysan ee ku sugan Gobalkaasi.

- Advertisement -

Kooxaha hubeysan ayaa la sheegay inay ka awood roonaadeen Ciiddanka iyo Dadka Deegaanka, taasi oo keentay geerida in ka badan 50-qof.

Gobalka Zamafara oo xuduud la leh Gobalka Kaduna waxaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ka dhacay weeraro ay kooxo hubeysan ka soo qaadaan dhulka kaymaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts