HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Jugta qaraxaan oo laga maqlay xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Dabka ee Muqdisho.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa mid Gaari lagu soo xiray,isla markaana uu ku qarxay wadada aada dhinaca Bakaaraha,iyadoona ay kasoo baxayaan warar kala duwan.

- Advertisement -

Si rasmiga looga oga khasaaraha uu geystay iyo shaqsiga gaarigaas watay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories