HomeWararWasiirada Amniga Difaaca iyo Taliyaasha ciidamada oo wax laga weydiinayo Amniga dalka

Wasiirada Amniga Difaaca iyo Taliyaasha ciidamada oo wax laga weydiinayo Amniga dalka

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Kulanka xikdhibaanada golaha shacbka Somalia ay ku yeelanayaan magaalada Muqdisho maalinta Sabtisa ee soo socota ayaa lagu madalsanyahay in looga hadlo amaanka magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiiq C/raxmaan ayaa u yeeray wasiirada Amniga Difaaca iyo Taliyaasha ciidmaada kuwaas oo wax laga weydiinayo amaanka Muqdisho oo maalmihii la so dhaafay ahaa mid aan […]

- Advertisement -

Kulanka xikdhibaanada golaha shacbka Somalia ay ku yeelanayaan magaalada Muqdisho maalinta Sabtisa ee soo socota ayaa lagu madalsanyahay in looga hadlo amaanka magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Shiiq C/raxmaan ayaa u yeeray wasiirada Amniga Difaaca iyo Taliyaasha ciidmaada kuwaas oo wax laga weydiinayo amaanka Muqdisho oo maalmihii la so dhaafay ahaa mid aan fadhin.

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhiga,Wasiirka amniga iyo taliyaasha ciidamada ayaa faahfaahin ka bixin doona qorshaha sugidda amaanka dalka xili waddooyi ka Muqdisho ay intooda Abadan xiranyihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories