HomeWararDhageyso:- Khasaaraha ka dhashay Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Sh/hoose

Dhageyso:- Khasaaraha ka dhashay Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Sh/hoose

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wararka Idaacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso deegaano ka tirsan gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen deegaano ay maamulaan Alshabaab. Duqeyntaan oo dhacday saqdii dhexe ee xalay ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday saldhigyo Shabaabku ku lahaayeen deegaanka Gaala-waara oo hoostaga degmadsa Afgooye. Dowladda Somalia wax faahfaahin ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idaacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso deegaano ka tirsan gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen deegaano ay maamulaan Alshabaab.

Duqeyntaan oo dhacday saqdii dhexe ee xalay ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday saldhigyo Shabaabku ku lahaayeen deegaanka Gaala-waara oo hoostaga degmadsa Afgooye.

- Advertisement -

Dowladda Somalia wax faahfaahin ah kama aysan bixin weerarka dhinaca cirka ah eek a dhacay deegaankaan hoostaga magaalada Afgooye,dhinaca kalana Alshabaab maysan sheegin khasaaraha ka soo gaaray duqeyntaan.

Duqeyntaan ayaa ku soo beegmaysa xili ciidamada dowladda Soomaaliya howlgalo ay ka wadaan gobalka taas oo ay ku sheegeen in ku qabsadeen dhowr deegaan oo gacanta ugu jieay Alshabaab.

Halkaan Ka Dhageyso

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts