HomeCaalamkaShirkadda Isgaarsiinta dalka Imaaraadka oo markii 2-aad magaceeda bedeshay

Shirkadda Isgaarsiinta dalka Imaaraadka oo markii 2-aad magaceeda bedeshay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Shirkadda Telefoonadda ee dalka Imaaraadaka ee ETISALAT waxay maanta ku dhawaqaday inay bedesjhay magaca Shabakadeeda, iyadoo xilligan u bixiysay “ Gov Games Etisalat”. Bishii la soo dhafaay ee March 30-keedii waxay Shirkaddaasi magaceeda u bedeshay Earth Hour Etisalat, si ay taageero ugu muujiso Dhacdo Caalami ah. Hal-dhega qoraalka Banner-ka ee Shirkadda ayaa ah “One Team, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkadda Telefoonadda ee dalka Imaaraadaka ee ETISALAT waxay maanta ku dhawaqaday inay bedesjhay magaca Shabakadeeda, iyadoo xilligan u bixiysay “ Gov Games Etisalat”.

Bishii la soo dhafaay ee March 30-keedii waxay Shirkaddaasi magaceeda u bedeshay Earth Hour Etisalat, si ay taageero ugu muujiso Dhacdo Caalami ah.

- Advertisement -

Hal-dhega qoraalka Banner-ka ee Shirkadda ayaa ah “One Team, One Spirit”, kaasi oo ay wadar ahaan Kooxo ka kooban 168 Maxali, Federal iyo kuwa Calaami ah ayaa dhamasytiri doona Abaalmarinta Lacageed ee ugu sarreysa oo dhan 1 million oo Dirhamka Imaaraadka.

Sannadkan waxaa ku tartamaya 15 koox oo ka kala socda dalal ay ka mid yihiin, Britain, Mraaykanka, Thailand, Armenia, Sacuudiga, Baxrayn, Masar, Jordan iyo Tunisia

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts