HomeCaalamkaMilliteriga Pakistan oo dilay Askar u dhalatay dalka Hindiya

Milliteriga Pakistan oo dilay Askar u dhalatay dalka Hindiya

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Waaxda Warfaafinta ugu qaabilsan Milliteriga Pakistan ayaa lagu sheegay inay  7 Askar Hindi ah ku dileen iska horimaad ka dhacay xuduudka lagu murunsan yahay ee Gobalka Kashmiir.

Qoraalka waxaa kaloo lagu sheegay in iska horimaadkaasi ku dhaawaceen 19 kale.

- Advertisement -

Mar sii horreysay, Milliteriga Pakistan waxay shalay sheegeen in 3 Askari looga dilay iska horimaad ka dhacay Kashmiir.

Dhinaca kale, Afhayeenka Wasaaradda Difaaca ee dalka Hindiya, Kolonel Devender Anand waxa uu tilmaamay in hal Sarkaal iyo 2 qof o orayid ah lagu dilay iska horimaad ay Isniintii la galeen Askarta Pakistan ee ku sugan Xuduudka Kashmiir.

Labadaasi dal oo haysta Hubka Nukliyeerka waxaa horey u dhex maray 3 dagaal  sannadihii 1948-kii, 1965-tii iyo 1971

- Advertisement -
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories