HomeCaalamkaMadaxweynaha Algeria oo is casilay, xilli ay socdeen Dibadbaxyo looga soo horjeedo

Madaxweynaha Algeria oo is casilay, xilli ay socdeen Dibadbaxyo looga soo horjeedo

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweyne C/casiis Butafaliiqa waxa uu si rasmi ahaan ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi oo uu hayey muddo 20-sanno ah. Qoraal uu u diray Golaha Dastuurka ee dalkaasi waxa uu ku sheegay inuu go’aankaasi u qaaday isagoo tixgelinayo Rabitaanka Muwaadiniinta, wuxuuna ku baaqay in xil la iska saaro badbaadinta dadka iyo hantidooda. Madaxweynaha oo 82-jir […]

- Advertisement -

Madaxweyne C/casiis Butafaliiqa waxa uu si rasmi ahaan ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi oo uu hayey muddo 20-sanno ah.

Qoraal uu u diray Golaha Dastuurka ee dalkaasi waxa uu ku sheegay inuu go’aankaasi u qaaday isagoo tixgelinayo Rabitaanka Muwaadiniinta, wuxuuna ku baaqay in xil la iska saaro badbaadinta dadka iyo hantidooda.

- Advertisement -

Madaxweynaha oo 82-jir ah waxa uu ku dhawaaqay Go’aankaasi, saacado kadib, markii uu Taluiyaha Guud ee Ciiddanka dalkaasi ku baaqqay in la qaado tallaabo degdeg ah oo xilka looga qaadayo Madaxweynahaa.

Guddoomiyaha Barlamaanka dalkaasi ayaa waxa si ku-meel-gaar ah loogu wareejiyey Xilka Madaxweynaha muddo 90 maalmood inta laga qabanayo Doorashadda Madaxtinimadda dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories