HomeWararHaweeney Soomaali ah oo ku dhoofi laheyd Baasaboor macmal ah oo lagu...

Haweeney Soomaali ah oo ku dhoofi laheyd Baasaboor macmal ah oo lagu qabtay Kenya

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Haweeney Soomaali ah oo magaceeda lagu sheegay Muna Cabdi Xuseen ayaa lagu xukumay ganaax dhan 5 million oo Shillinka Kenya, kadib, markii lagu soo oogay inay si sharci-darro ku joogtay Kenya iyo inay ku dhoofi lahayd Baasaboor laga lahaa dalka Jeek Republic oo la been abuuray. Garsoore Edna Nayaloti ayaa loo sheegay in Muna Cabdi Xuseen bishii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Haweeney Soomaali ah oo magaceeda lagu sheegay Muna Cabdi Xuseen ayaa lagu xukumay ganaax dhan 5 million oo Shillinka Kenya, kadib, markii lagu soo oogay inay si sharci-darro ku joogtay Kenya iyo inay ku dhoofi lahayd Baasaboor laga lahaa dalka Jeek Republic oo la been abuuray.

Garsoore Edna Nayaloti ayaa loo sheegay in Muna Cabdi Xuseen bishii hore ee March 15-dii lagu qabtay Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee

- Advertisement -

Moi International Airport. Xilli ay doonaysay inay u dhoofto dalka Belgium, iyadoo isticmaalaysa Baasaboorka dalka Jeek Reboblik oo la been abuuray.

Muna Cabdi Xuseen oo qiratay Dembiga lagu soo oogay waxaa lagu ganaaxay 5 million oo Shillinka Kenya, iyadoo haddii ay bixin weydo muteysan doontaa waxaa loogu bedeli doonaa Xabsi 38 bilood ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts