HomeMaqalDhageyso:-Taliska Ciidanka Booliska oo shaaciyay in Muqdisho uu soo galay Gaari Qarax...

Dhageyso:-Taliska Ciidanka Booliska oo shaaciyay in Muqdisho uu soo galay Gaari Qarax sida

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo maanta shir jaraa’id u qabatay Warbaahinta ayaa uga warbixisay Howlgalada ka socda Muqdisho, kuwaasi oo lagu sugayo Ammaanka Caasimada. Waxa ay sheegtay Zakia Xuseen in Ciidamada amniga ay ku guuleysteen inay soo saaraan Miinooyin Al-shabaab ay ku aaseen deegaanka Weeydoow gaar ahaan dhinaca Wadada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo maanta shir jaraa’id u qabatay Warbaahinta ayaa uga warbixisay Howlgalada ka socda Muqdisho, kuwaasi oo lagu sugayo Ammaanka Caasimada.

Waxa ay sheegtay Zakia Xuseen in Ciidamada amniga ay ku guuleysteen inay soo saaraan Miinooyin Al-shabaab ay ku aaseen deegaanka Weeydoow gaar ahaan dhinaca Wadada laamiga ah ee duleedka Muqdisho.

- Advertisement -

Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed ayaa waxa ay sheegtay in Magaalada Muqdisho  uu soo galay Gaari  laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,kaasi noociisu yahay midka ay Soomaalilada u taqaano Brado,isla markaana digniin u dirtay dadka wata gaadiida nooca raaxada ah.

Sidoo kale Shacabka kunool Gobolka Banaadir ayay ugu baaqay inay ka feejignaadaan gaarigaas,iyadoona ka codsatay inay la shaqeeyaan Hay’adaha amniga dowladda Soomaaliya.

Hadalka Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed ayaa waxaa ku soo aadayaa iyadoo Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ay xiran yihiin,isla markaana aad loo adkeeyay amniga guud ee Magaalada.

- Advertisement -

 Hoos ka Dhageyso Codka Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts