HomeCaalamkaQofkii 5-aad oo dhowr maalmood gudahood tooreey lagu dhaawacay London

Qofkii 5-aad oo dhowr maalmood gudahood tooreey lagu dhaawacay London

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Booliska magaalladda London waxay maanta oo Talaado ah sheegeen in qofkii 5-aad muddo 4 maalmooda gudaheeda tooreey lala dhacay, isla markaana ay xaalladiisu liidato. Weerarka maanta ayaa la sheegay in nin da’da 30-aadka ku jiray saakayto la dhaawacay, lana dhigay Isbitaalka. Sidoo kale, 4 Dhibane ayaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay lagu dhaawacay […]

- Advertisement -

Booliska magaalladda London waxay maanta oo Talaado ah sheegeen in qofkii 5-aad muddo 4 maalmooda gudaheeda tooreey lala dhacay, isla markaana ay xaalladiisu liidato.

Weerarka maanta ayaa la sheegay in nin da’da 30-aadka ku jiray saakayto la dhaawacay, lana dhigay Isbitaalka.

- Advertisement -

Sidoo kale, 4 Dhibane ayaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay lagu dhaawacay Tooreey  Deegaanka Edmonton ee W/galbeed ee London.

Ra’isul-wasaare Theresa May waxay shalay ka qeyb gashay kulan looga xaajoonayey fal-dembiyeedka Tooreyda oo ku soo badanayo dalka Britain.

Tiro-koob rasmi ah ayaa muujinaya in 285 dhaawacyo Tooreey loo adeegsaday ay ka dhaceen England iyo Weelis sannadkii hore, waana heerkii ugu sarreeyey muddo ka badan 70-sanno.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories