HomeCaalamkaDad da’ ah oo la sheegay inay u geeriyoodeen  cunto sumaysan oo...

Dad da’ ah oo la sheegay inay u geeriyoodeen  cunto sumaysan oo ay cuneen

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xarun lagu xannaaneeyo dadka waayeelladda oo ku taalla dalka Faransiiska ayaa la sheegay in 5 qof oo da’ ah ku geeriyootay, halka 12 kalena ay  ku jiraan xaallad khatar ah. 22 qof oo da’ ah ayaa la sheegay inay xalay ku xanuunsadeen cunto ay ka cuneen xarun lagu xannaaneeyo dadka waayeelladda oo ku taalla DegmaddaLahren […]

- Advertisement -

Xarun lagu xannaaneeyo dadka waayeelladda oo ku taalla dalka Faransiiska ayaa la sheegay in 5 qof oo da’ ah ku geeriyootay, halka 12 kalena ay  ku jiraan xaallad khatar ah.

22 qof oo da’ ah ayaa la sheegay inay xalay ku xanuunsadeen cunto ay ka cuneen xarun lagu xannaaneeyo dadka waayeelladda oo ku taalla DegmaddaLahren oo u dhow magaalladdaToloose.

- Advertisement -

22 qof ayaa la sheegay inay dhibaato ka soo gaartay cuntadaasi, iyadoo 4 ka mid ah u geeriyoodeen.

Xafiiska Dacwad-oogaha ee magaalladaasi, ayaa sheegay inay bilaabeen baaritaan,  iyadoo muunad ka mid ah cuntada lagu sumoobay loo gudbiyey  Shaybaarka Laanqeyrta Cas si loo baaro suntan ku jirtay cuntada lagu le’day.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories