HomeWararGuddiga Joogtada Golaha Shacabka oo kulan Xasaasi ah uga socdo Muqdisho

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo kulan Xasaasi ah uga socdo Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow waxaa kulankoodii 3-aad uga furmay Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay, Xaqiijinta Guntanka iyo  Dib u eegista Ajendayaasha Golaha Shacabka,waxaana goobjoog ka ah inta badan xubnaha ka tirsan Guddiga. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Shir Guddoominaya kulakaasi […]

- Advertisement -

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow waxaa kulankoodii 3-aad uga furmay Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay, Xaqiijinta Guntanka iyo  Dib u eegista Ajendayaasha Golaha Shacabka,waxaana goobjoog ka ah inta badan xubnaha ka tirsan Guddiga.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Shir Guddoominaya kulakaasi haatan ka socda Magaalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories