HomeWararSawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo kormeeray goobaha lagu diiwaangelinayo Ciidamada

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo kormeeray goobaha lagu diiwaangelinayo Ciidamada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maanta mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxay ay sii wadeen diiwaangelinta xubno ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed magaalada Muqdisho. Dib-u-habeynta waaxda amniga ayaa ah muhiimadda ugu weyn ee lagu gaari karo hadafkeena Qaran iyo mustaqbalkeena si aan ugu adeegno dalkeenna. Hannaanka diiwaangelinta ciidamada qalabka sida waa dadaal wadajir ah oo ay hogaaminayaan wasaarado kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxay ay sii wadeen diiwaangelinta xubno ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed magaalada Muqdisho. Dib-u-habeynta waaxda amniga ayaa ah muhiimadda ugu weyn ee lagu gaari karo hadafkeena Qaran iyo mustaqbalkeena si aan ugu adeegno dalkeenna.

Hannaanka diiwaangelinta ciidamada qalabka sida waa dadaal wadajir ah oo ay hogaaminayaan wasaarado kala duwan iyo xafiiska Ra’iisul Wasaarada. Si wadajir ah, waa innaa ugu adeegaanaa dadkeena.

- Advertisement -

Dowladda Somaliya ayaa horay u sheegtay in ay socoto diiwaangelinya ciidamada si askari kasta Mushaarkiisa ay ugu dhacdo loontadiisan,xili muddoooyinkii dambe ciidamadu ay ka cabanayeen mushaar la’aan dhowr bilood ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts