HomeWararDEG DEG:-Weerar Bambaano oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Weerar Bambaano oo Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

War goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in bam gacmeed Caawa lagu weeraray Saldhiga laanta towfiiq ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in rag hubeysan ay soo qaadeen weerarka,isla markaana goobta si deg deg ah ay uga baxsadeen weerarkaas kadib.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Degmada Yaaqshiid ay fureen rasaas xoogan,taasi oo aan weli la ogeyn khasaaraha ay geysatay.

Ilaa iyo hada si rasmi ah looma shaacin khasaaraha ka dhashay weerarkaan Caawa lagu qaaday Saldhiga laanta towfiiq ee Degmada Yaaqshiid.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories