HomeWararPuntland oo soo bandhigtay qorshe lagu sugayo Amaanka Magaalada Boosaaso

Puntland oo soo bandhigtay qorshe lagu sugayo Amaanka Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Kulan masuuliyiinta dhinaca Amniga ee maamulka Puntland ay ku yeesheen magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa looga hadlay amniga magaalada iyo sida loo xaqiijin karo xili amaanka magaalada bilihii la soo dhaafay uusan aheyn sidii loo baahnaa. Saraakiisha hay’adaha amniga ayaa sheegay in iyada oo laga fakarayo Amniga Boosaaso la qorsheeyay hanaan lagu sugayo amniga […]

- Advertisement -

Kulan masuuliyiinta dhinaca Amniga ee maamulka Puntland ay ku yeesheen magaalada Boosaaso ee gobalka Bari ayaa looga hadlay amniga magaalada iyo sida loo xaqiijin karo xili amaanka magaalada bilihii la soo dhaafay uusan aheyn sidii loo baahnaa.

Saraakiisha hay’adaha amniga ayaa sheegay in iyada oo laga fakarayo Amniga Boosaaso la qorsheeyay hanaan lagu sugayo amniga loona baahanyahay in ay dadku ka qeyb qaataan.

- Advertisement -

Magaalada boosaaso waxaa ka dhacay dilal qorsheysan kuwaas oo dadkii da dambeeyay qaarqaarkood ay baxsadeen inkasta oo laamaha amnigu ay sheegeen in ay ku daba jiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories