HomeWararXerada Qaxootiga ee Dhadhaab oo la sheegay in albaabada loo laabi doono

Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab oo la sheegay in albaabada loo laabi doono

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dowladda Kenya ayaa qorsheynayso inay dhowr bilood kadib albaabadda u laabto Xeradda Dhadhaab oo hoy u ah ilaa 250,000 oo Qaxooti u badan Soomaali. Wakaalladda Wararka ee AFP oo aragtay Dukumenti ay Dowladda Kenya u dirtay Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR bishii la soo dhaafay ee Feberaayo 28-dii ayaa lagu sheegay inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa qorsheynayso inay dhowr bilood kadib albaabadda u laabto Xeradda Dhadhaab oo hoy u ah ilaa 250,000 oo Qaxooti u badan Soomaali.

Wakaalladda Wararka ee AFP oo aragtay Dukumenti ay Dowladda Kenya u dirtay Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR bishii la soo dhaafay ee Feberaayo 28-dii ayaa lagu sheegay inay Dowladda Kenya doonayso inay Xeradaasi albaabadda u laabaan dabayaaqada bisha August ee sannadkan.

Qoraalka Dowladda Kenya u dirtay Hay’adda UNHCR o oku taariikheysnayd  bishii Feberaayo 19-dii waxaa UNHCR laga codsaday inay Qaxootiga iyo dadka magangelyo-doonka u qorsheyso Dib-u-dejin kale.

Dukumentiga waxaa lagu muujiyey inay Qaxootiga doonaya dib loogu celinayo dalalkodoa hooyo, halka kuwa kalena dib loo dejin doono qeybo ka tirsan Kenya ama Dal 3-aad oo qaabili doona Qaxootiga.

Mid ka mid ah Shaqaalaha Hay’addaha Smaafalka ee ka hawlgala Xeradda Dhadhaab waxa uu u xaqiijiyey Wakaalladda Wararka AFPinay dhamaan Hay’addaha Calaamiga ku baraarugsan yihiin qorshaha lagu xiray Xeradda Dhadhaab.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee Xeradaasi oo furnayd muddo 30-sanno ah ayaa waxaa horey loogu aqoonsaday Xeradda Qaxootiga ee ugu ballaaran Caalamka, waxayna marti gelisay 580,000 oo Qaxooti, balse Xeradda Qaxootiga ee haatan ugu weyn Calaamka ayaa waxay ku taalla dalka Bangaladesh, waxayna hoy u tahay 600,000 oo Qaxootiga MuslimiintaRohingya ee ka soo cararay dalka Mayanmaar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts