HomeWararSawirro:-Wasiirka A/ Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Madaxa Xukuumadda Morocco

Sawirro:-Wasiirka A/ Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Madaxa Xukuumadda Morocco

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kula kulmay Madaxa Xukuumadda Morocco Dr. Saâd-Eddine El Othmani shalay gelinkii dambe oo Talaado ahayd ( 26 Maarso) Magaalada Rabat, iyadoo ka qeyb ah booqashadiisa rasmiga ah ee uu ku joogo Boqortooyada Morocco oo soo idlaanaysa maanta. Labada dhinac ayaa waxa ay ka […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa kula kulmay Madaxa Xukuumadda Morocco Dr. Saâd-Eddine El Othmani shalay gelinkii dambe oo Talaado ahayd ( 26 Maarso) Magaalada Rabat, iyadoo ka qeyb ah booqashadiisa rasmiga ah ee uu ku joogo Boqortooyada Morocco oo soo idlaanaysa maanta.

Labada dhinac ayaa waxa ay ka wada hadleen dadaalka wadajirka ah ee labada dal Soomaaliya iyo Morocco ay uga dhabaynayaan xoojinta xiriirka laba geesoodka, ballaarinta iskaashiga iyo isku duwidda arrimo kala duwan, oo ka guul keenaya waxyaabo wanaag iyo nacfi u ah labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories