HomeWararQaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo saakay xiran

Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo saakay xiran

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran,waxaana lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Isgoysyada qaar ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya, kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay maraan wadada,iyadoo dadka qaar ay lugeynayaan.

- Advertisement -

Ciidamada dowladda isgoysyada ay xireen ayaa waxaa kamid ah, Isgoyska Tarabuunka,Taleex Banaadir, iyo Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Janeraal Kaahiye ee ku taalla Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.

Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa ah Xaflada furitaanka Kal-fadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta lagu wado in si rasmi ah loo furo,kadib markii muddooyinkii dambe uu fasax ku jiray.

Inta badan Shacabka kunool Muqdisho ayaa dhibaatooyinka kala kulma xiliyadda ay xiran yihiin wadooyinka Magaalada.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories