HomeWararAkhriso:-Amaro Cusub oo lagu soo Rogay Gaadiidleyda Garoowe

Akhriso:-Amaro Cusub oo lagu soo Rogay Gaadiidleyda Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maamulka Degmada Garoowe ee Puntland ayaa soo saaray Amaro cusub oo ku socda dhammaan Darawalada gaadiidleyda Basaska ah (BL-ka) ee ka howlgasha Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland. Amaradaan cusub ay soo saareen maamulka Degmada Garoowe ayaa waxa gaadiidleyda ka howlgasha Garoowe lagu amray in aysan furi karin Albaabka dhanka laamiga xiga, si looga fagaado […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Degmada Garoowe ee Puntland ayaa soo saaray Amaro cusub oo ku socda dhammaan Darawalada gaadiidleyda Basaska ah (BL-ka) ee ka howlgasha Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Amaradaan cusub ay soo saareen maamulka Degmada Garoowe ayaa waxa gaadiidleyda ka howlgasha Garoowe lagu amray in aysan furi karin Albaabka dhanka laamiga xiga, si looga fagaado Shil Khasaaro Nafeed geysta ama  mid hantiyeed.

- Advertisement -

Wareegto ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha deegaanka degmada Garoowe ahna Duqa Caasimadda Puntland Axmed Saciid Muuse ayaa amaradan lagu soo saaray.

 

Hoos ka Akhriso Wareegtada.  

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts