HomeWararSawirro:-Wasiir Sabriye iyo Madaxda Galmudug oo kulan ku leh Dhuusamareeb

Sawirro:-Wasiir Sabriye iyo Madaxda Galmudug oo kulan ku leh Dhuusamareeb

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib uheshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye,Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxa uu haatan kulan uga socdaa Magaalada Dhuusamareeb.

Kalanka ka socda Xarunta Maxtooyadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa looga hadlayaa sidii la isugu soo dhaweeyn lahaa maamulka Galmudug iyo dowladda Federaalka Soomaaliya,isla markaana loo dhameeyn lahaa Khilaafka u dhexeeya labada dhinac sidii ay u qabsoomi laheyd doorashada Galmudug bartamaha sanadkaan.

- Advertisement -

Sidoo kale Kulankan ayaa ah mid Albaabadu ay u xiran yihiin,iyadoona Saxaafada ay dib joog ka tahay.

Wasiir Sabriye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay .

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya inta halkaasi uu ku sugan yahay ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo qeybaha bulshada ku dhan Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Ammaanka guud ee Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta si aad ah loo adkeeyay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories