HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo,kadib safarkii Nairobi

Sawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dib ugu laabtay Baydhabo,kadib safarkii Nairobi

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo Howlo Shaqo ugu Maqanaa Magaalada Nairobi Ee dalka Kenya aya Maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta KMG Dowlad Goboleedka KGS. Wafdiga Madaxweynaha Hagaaminaayey ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku soo Dhaweyay Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo Howlo Shaqo ugu Maqanaa Magaalada Nairobi Ee dalka Kenya aya Maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo ee Xaruunta KMG Dowlad Goboleedka KGS.

Wafdiga Madaxweynaha Hagaaminaayey ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku soo Dhaweyay Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye Iyo Wasiiro ,Xildhibaano ,Odayaal iyo Ururada Bulshada ra’idka Magaalada Baydhabo.

- Advertisement -

Soo Dhaweeyn ka dib Madaxweynaha Iyo Wafdigiisa waxaa ayaa waxa loo Galbiyay Madaxtooyada Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye Gudoomiyaha Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa Madaxweynaha Warbixin Ka siyay Howsha meesha ay Mareyso Iyo Xaladda Guud ee Deeganada Koonfur Galbeed.

Madaxweyanaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed lafta –gareen ayaa Faafahin Ka Bixiyey kulumadi ay la qaateen Deeq Bixiyaasha Caalamka ,iyo Siyaasiyiinta Reer Koonfur galbeed ,iyo Ganacsatada Reer KG Ee ku nool Waddanka Kenya.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts