HomeCaalamkaMadaxweyneyaasha Uganda iyo Kenya oo berrito Kulan ku yeelan doona Mombasa

Madaxweyneyaasha Uganda iyo Kenya oo berrito Kulan ku yeelan doona Mombasa

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Uguanda, Yoweeri Museveni ayaa la filayaa inay berrito booqasho 2 maalmood uga bilbaanto magaalladda Mombasa ee dalka Kenya. Warbaahinta Labada Waddan ayaa sheegay in Madaxweyne Museveni dhigiisa Kenya, Uhuru Kenyatta wada-hadal kula yeelan doono Mombasa, isla markaana uu soo booqan doono Dekedda Mombasa. Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa la sheegay inuu Museni ku soo dhaweyn […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Uguanda, Yoweeri Museveni ayaa la filayaa inay berrito booqasho 2 maalmood uga bilbaanto magaalladda Mombasa ee dalka Kenya.

Warbaahinta Labada Waddan ayaa sheegay in Madaxweyne Museveni dhigiisa Kenya, Uhuru Kenyatta wada-hadal kula yeelan doono Mombasa, isla markaana uu soo booqan doono Dekedda Mombasa.

- Advertisement -

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa la sheegay inuu Museni ku soo dhaweyn doono Garoonka Diyaaradaha ee Moi International Airport  ee magaalladda Mombasa, ka hor intaysan u gudbin Aqalka Dowladda ee Mombasa.

Uhuru Kenyatta waxa uu horey Uganda u booqday labo isbuuc ka hor, isagoo Museveni kala soo xaajooday Ajendayaal Gudaha iyo kuwo Gobalka, gaar ahaan xal-u-helista muranka u dhexeeya Dowladaha Uganda iyo Ruwanda.

Madaxweynaha Rwanda, Paul Kagame waxa uu ku eedeeyey Dowladda Uganda inay xabsiga dhogaan dadka Rwandans-ka iyo inay carqalad ku hayaan Gnaacsiga Gobalka iyo inay Uganda taageero siiyaan Kooxo ay Dowladda Rwanda u aragto inay yihiin caddowgooda.

- Advertisement -

Balse, Madaxda Ugnada waxay beeniyeen Eedeymahaasi, iyadoo Dowladda Rwanda dhawaan xirtay xuduudka ay la wadaagaan Uganda , taasi oo horseeday inuu khasaaro ballaaran soo gaaro Ganacsigii u kala gudbi jirey labadooda dal.

Madaxweyne Paul Kagame waxa uu sheegay in sababo dhinaca Siyaasadda loo xiray xuduudka Uganda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories