HomeWararIsrael oo duqeeysay Xafiiska Hoggaamiyaha Xamaas iyo Xabbad-joojin la gaaray

Israel oo duqeeysay Xafiiska Hoggaamiyaha Xamaas iyo Xabbad-joojin la gaaray

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Idaacadda ku hadasha Codka Ururka XAMAAS ee Reer Falastiin ayaa sheegtay inay Israel xalay duqeeyeen Xafiiska uu Ismaaciil Haniyah ku lahaa Marinka Qasa. Hopggaamiyaha XAMAAS ayaa la sheegay inuusan Xafiiskiisa joogin xilligii uu weerarkaasi dhacayey. Duqeyntaasi ayaa timid, kadib, markii ay 7 qof o oIsraeli ah ku dhaawacmeen duqeyn Waaberigii shalay subax ka dhacday duleedka […]

- Advertisement -

Idaacadda ku hadasha Codka Ururka XAMAAS ee Reer Falastiin ayaa sheegtay inay Israel xalay duqeeyeen Xafiiska uu Ismaaciil Haniyah ku lahaa Marinka Qasa.

Hopggaamiyaha XAMAAS ayaa la sheegay inuusan Xafiiskiisa joogin xilligii uu weerarkaasi dhacayey.

- Advertisement -

Duqeyntaasi ayaa timid, kadib, markii ay 7 qof o oIsraeli ah ku dhaawacmeen duqeyn Waaberigii shalay subax ka dhacday duleedka caasimadda Israel ee Tel Aviv.

Dhinaca kale,  Afhayeenka Ururka XAMAAS, Fowzi Barxuum ayaa sheegay in la gaaray Heshiis Xabbad-joojin oo ay Dowladda Masar garwadeen ka tahay, iyadoo Isreal iyo XAMAAS loogu baaqay inay is-xakameeyaan.

Israel weli kama aysan hadlin haddii ay XAMAAS la gaareen Heshiis Xabbad-joojin, inkastoo Waaberigii hore ee saakayto qaraxyo laga maqlayey Qasa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories