HomeWararSawirro:-Khasaaro ka dhashay qarixii Maanta ka dhacay Degmada Hodan

Sawirro:-Khasaaro ka dhashay qarixii Maanta ka dhacay Degmada Hodan

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax saakay ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,kaas oo geystay Khasaaro kala duwan. Qaraxaas ayaa waxaa lagu soo xiray Gaari noociisu ahaa Hilux’s ,waxaana uu ku qarxay inta u dhaxeysa Black Sea iyo Xaafadda MBC degmada Hodan,isla markaana waxaa gaarigaas lahaa Jaamacadda SIMAD oo kamid ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax saakay ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,kaas oo geystay Khasaaro kala duwan.

Qaraxaas ayaa waxaa lagu soo xiray Gaari noociisu ahaa Hilux’s ,waxaana uu ku qarxay inta u dhaxeysa Black Sea iyo Xaafadda MBC degmada Hodan,isla markaana waxaa gaarigaas lahaa Jaamacadda SIMAD oo kamid ah Jamaacadaha ku yaalla dalka.

- Advertisement -

Ugu yaraan laba ruux oo ka tirsanaa Shaqaalaha Jaamacadda SIMAD ayaa qaraxaas ku dhaawacmay, waxaana loo qaaday goobaha Caafimaadka ee Magaalada si xaaladooda Caafimaad loogu dabiibo.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay,iyagoona xiray halkaas,hayeeshee markii dambe dib ayay u fureen.

Qaraxaan Maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Black Sea iyo Xaafadda MBC degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa waxa uu kusoo aadayaa ,iyadoo Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho xiran yihiin.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts