HomeWararMadaxweynaha Jubbaland oo Maanta kusoo wajahan Muqdisho

Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta kusoo wajahan Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho isaga oo Kismaayo ka soo ambabaxaya saacadaha soo socda sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland. Ujeeda safarka uu ku imaanayo Magaalada Muqdisho ayaa la xiriirta dhamaystirka wadahadalada u dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland oo ka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho isaga oo Kismaayo ka soo ambabaxaya saacadaha soo socda sida ay xaqiijiyeen ilo ku dhow Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland.

Ujeeda safarka uu ku imaanayo Magaalada Muqdisho ayaa la xiriirta dhamaystirka wadahadalada u dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland oo ka mid ah maamul-gobaleedyadii xiriirka u jaray dowladda dhexe.

- Advertisement -

Axmed Maxamed Islaam ayaa horay waxa uu u sheegay in la xaliyay qeyb ka mid ah khilaafkii kala dhaxeeyay dowladda halka inta kalena lagu dhamaystirayo kulan uu la yeelan doona Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo oo uu sheegay in uu ugu tegayo Muqdisho.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories