HomeWararFaah faahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Faah faahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Juga qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banadir,kaasi oo ka dhacay Degmada Hodan. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah,waxaana uu qarxay xili uu marayay Isgoyska Black sea ee degmada Hodan,iyadoona ay ka soo baxayan warar kala duwan. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya […]

- Advertisement -

Juga qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banadir,kaasi oo ka dhacay Degmada Hodan.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah,waxaana uu qarxay xili uu marayay Isgoyska Black sea ee degmada Hodan,iyadoona ay ka soo baxayan warar kala duwan.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo xiliga uu qaraxa dhacayay ku sugnaa goob aan sidaa u fogeyn ayaa tegay halkaasi,iyagona goobta xiray.

Qaraxaan ayaa waxa uu kusoo aadayaa, iyadoona Maanta inta badan ay xiran yihiin Wadoonka ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories