HomeWararDhageyso:-MD Farmaajo oo ka hadlay mushaarka ciidamada kulana la qaatay Saraakiisha sare+Sawirro

Dhageyso:-MD Farmaajo oo ka hadlay mushaarka ciidamada kulana la qaatay Saraakiisha sare+Sawirro

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay qaar ka mid ah xeryaha ciidamada gaar ahaana Dugsiga Tababarka ee Janaraal Goordon iyo Taliska Guud, isaga oo kulamo xog wareysi ah la yeeshay saraakiisha ugu sarreeysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay arrinta mushaaradka ciidamada ayaa shaaca ka qaaday in dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeer ku tagay qaar ka mid ah xeryaha ciidamada gaar ahaana Dugsiga Tababarka ee Janaraal Goordon iyo Taliska Guud, isaga oo kulamo xog wareysi ah la yeeshay saraakiisha ugu sarreeysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay arrinta mushaaradka ciidamada ayaa shaaca ka qaaday in dowladda ay ka go’antahay bixinta xuquuqdooda iyagana looga baahanyhay in ay gutaan waajibka saran oo ah difaaca dalka.

- Advertisement -

“Waxaan oofinay balamihii aad inoo dirteen oo ah bixinta mushaarka iyo raashinka oo talantaali aan aheyn ama bil dhaaf ayuu yiri Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Saraakisha ciidamada ayuu u sheegay in Soomaaliya ay ku jirto dagaaljihooyin badan ah oo kaga imaanaya dalal dano gaar ah ka leh dalka oo aan rabin in uu cagihiisa ku istaago iyo Alshabaab oo iyaguna beegsanaya shacabka ayuu yiri Madaxweynuhu.

Booqashada Madaxweynaha ee talisyada Ciidanka waxa ay ku soo beegmaysa xili Alshabaab ay weeraro qaraxyo iyo mid toos ah ay ka fulinayaan magaalada Muqdisho dhaliilo badan oo amniga ahna ay wajahayso dowladda,iyada oo ay sii dheertahay gadoodka ciidamada ka cabanaya mushaar la’aanta taas oo keentay in ay ka soo baxayaan fariisimo muhiim ah oo ku yaalla Shabeelooyinka.

- Advertisement -

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts