HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Waare oo Baaq u diray Madaxda M/Goboleedyada dalka

Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo Baaq u diray Madaxda M/Goboleedyada dalka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay arrimo ku aadan  Maamul Goboleedyada dalka ka jira. Maxamed Cabdi Waare oo Wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan isaga oo safar Shaqo ugu maqan dalka dibadiisa gaar ahaan Jarmalka ayaa waxa uu sheegay in loo baahan inay wada shaqeyaan maamulada dalka ka jira iyo dowladda Dhexe ,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay arrimo ku aadan  Maamul Goboleedyada dalka ka jira.

Maxamed Cabdi Waare oo Wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan isaga oo safar Shaqo ugu maqan dalka dibadiisa gaar ahaan Jarmalka ayaa waxa uu sheegay in loo baahan inay wada shaqeyaan maamulada dalka ka jira iyo dowladda Dhexe ,isla markaana la dhameystiro Dasuurka qabyadaha ah ee Dalka.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Waare ayaa sheegay in loo baahan yahay in la dhiso Maxkamad Dastuuri ah si loo ogaado daqliga maamulada soo laga iyo kan soo gala dowladda,loona qeybsado Kheyraadka dalka ,isagoona xusay hadii intaas la sameeyo hormar wangaasan la gaarayo.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Madaxda maamul Goboleedyada dalka ugu baaqay inay si daacad ah u la shaqeeyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya wixii dhib jirana lagu dhameeyo Wadahadal si looga baxo is qab-qabsi markasto yimaada.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Waare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts