HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo Guddoomiyay Shir ka dhacay Xarunta dowladda Hoose

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo Guddoomiyay Shir ka dhacay Xarunta dowladda Hoose

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Aqalka dowlada hoose ee Xamar ayuu ka dhacay shirka tubta gudi hoosaadkiisa oo loogu hadlayay dhaqaalaha iyo howlaha guud iyadoo uu shir Gudoomiyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng:Yariisoow).

Shirkani ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir waxana kasoo qeyb galeen guddoomiyaal degmo iyo agaasimayaasha dowlada hoose ee Xamar waxaana inta uu socday aad loo falan qeeyay sida ugu haboon ee loo fulin karo qorshayaasha la soo bandhigay kuwaas oo qeyb ka qaadanayo kubaca dhaqaalaha, nabad-galyada iyo in caasimadda laga fuliyo mashaariic dhowr ah oo ay shaqa abuur ka helayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Duqa Magaalada Muqdisho mudane Eng Yariisoow ayaa shirka kadib waxa uu la hadlay warbaahinta qaranka isagoo sheegay in maamulka Gobolka Banaadir ay ka go’an tahay sidii Caasimadda ay ula mid noqon laheyd caasimaddaha dhigeeda ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories