HomeCaalamkaCarruur ku geeriyootay bam ay doonayeen inay kala baxaan maarta

Carruur ku geeriyootay bam ay doonayeen inay kala baxaan maarta

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Booliska dalka Suudaan ayaa sheegay in ay 8 carruur ku geeriyoodeen qaraxaasi oo ka dhacay Deegaanka Al-fatax ee Waqooyiga Magaalladda Ondarmaan. Qoysaska carruurtaasi iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay inay carruurta bamka ka soo qaateen meel ku dhow Saldhig lagu tababaro Militeriga dalkaasi. Carruurtaasi ayaa la sheegay inay garaaceen Bamka, si ay ugala baxaan maarta ku dhex […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska dalka Suudaan ayaa sheegay in ay 8 carruur ku geeriyoodeen qaraxaasi oo ka dhacay Deegaanka Al-fatax ee Waqooyiga Magaalladda Ondarmaan.

Qoysaska carruurtaasi iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay inay carruurta bamka ka soo qaateen meel ku dhow Saldhig lagu tababaro Militeriga dalkaasi.

- Advertisement -

Carruurtaasi ayaa la sheegay inay garaaceen Bamka, si ay ugala baxaan maarta ku dhex jirtay.

Dhinaca kale, Afhayeenka Booliska dalkaasi, Haashim C/raxiim oo la hadlay Telefishinka Ashoroq ayaa sheegay inay carruurtaasi ku ciyaarayeen Bamka ku qarxay, iyadoo ay 4 carruur ku geeriyootay isla goobta, halka 4 kalena ku geeriyoodeen Isbitaalka.

Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray inay bilaabeen baaritaano ku aadan qaabka uu u dhacay shilkaasi iyo halka ay ka keeneen hubka ku qarxay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts