HomeCaalamkaBenjamiin Netanyahu oo ku hanjabay inay weerari doonaan Magaalada Qasa

Benjamiin Netanyahu oo ku hanjabay inay weerari doonaan Magaalada Qasa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’iisull-wasaaraha Israel ayaa sheegay inay dagaal ku qaadi doonaan magaalladda Qasa inta ay socoto Doorashadda, haddii ay lama huraan noqoto. Wareysi uu siiyey Idaacadda Israel Radio ayuu  ku sheegay inay kharaj badan ku kici doonto haddii aan haatan gudaha u galno magaalladda Qasa. Hadalkiisa waxa uu ku soo beegmay 2 maalin kadib, markii ay Diyaaradaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisull-wasaaraha Israel ayaa sheegay inay dagaal ku qaadi doonaan magaalladda Qasa inta ay socoto Doorashadda, haddii ay lama huraan noqoto.

Wareysi uu siiyey Idaacadda Israel Radio ayuu  ku sheegay inay kharaj badan ku kici doonto haddii aan haatan gudaha u galno magaalladda Qasa.

- Advertisement -

Hadalkiisa waxa uu ku soo beegmay 2 maalin kadib, markii ay Diyaaradaha Dagaalka Israel ay duqeeyeen fariisimo ay Dagaalamayaasha Ururka XAMAAS ku leeyihiin Deegaanadda Marinka Qasa.

Dhinaca kale, Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Flastiin wxaay maanta sheegeen in Nin Falastiini ah uu u geeriyooday dhaawacyo rasaaseed oo ay Askarta Israel ku dhufteen.

Marxumka geeriyooday oo magaciisa lagu sheegay Xabiib Almasri oo 24-jir ah, waxaa Jimcihii laga toogtay Laabta, xilli uu ka qeyb galayey Dibadbaxyo xalay ka dhacay Marimeel ku dhow magaalladda Baytul-laxam.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts