HomeWararMujtamaca Soomaalida ku nool Mareykanka oo codsaday in faahfaahin laga siiyo dilka...

Mujtamaca Soomaalida ku nool Mareykanka oo codsaday in faahfaahin laga siiyo dilka Nin Soomaali ah

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Xubno ka socday Jaalliyadda Soomaalida ku nool magaalladda Portland ee Gobalka Oregon waxay u sheegeen Hoggaamiyayaasha magaalladaasi inay aad uga walaacsan yihiin inaysan wax jawaab ah ka helin  Wiil Soomaaliyeed oo 22-jir, kaasi oo toddobaadkii hore la dilay.

40-xubnood oo ka socotay Soomaalida ku nool magaallada Portland oo ah magaalladda 26-aad ee ugu weyn dalkaasi waxay la kulmeen Taliyaha Boliskai yo Maayarka magaalladaasi iyo Mas’uuliyiin kale, waxayna ka codsadeen in faahfaahin laga siiyo halka uu marayo Baaritaanka Boliska ee dilka Marxuumkaasi oo la oran jirey Isxaaq Muuse.

Xubno u hadlay Guddiga Jaalliyadda waxat sheegeen inay ka cabsi qabaan inay toogashadaasi ahayd Fal Cunsuriyad ah oo ka dhan ah Nin Muslim oo madow.

Dhinaca kale, Marxuumka oo ahaa Arday ka qalin jebiyey Dugsi Sare ayaa waxaa saacadihii hore ee bishan March 16-dii lagu toogtay Guri ku yaalla Xaafadda Riverton.

Boliska wax dad ah uma soo qabanin toogashadaasi, wax  faahfaahin kama bixinin Toogashadaasi, iyadoo su’aalaha weli taagan ka mid yihiin qofkii rasasata ka riday qorigi ilagu dilay Marxuumkaasi..

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories