HomeCaalamkaDhismaha ugu dheer Caalamka oo la suray Sawirka Ra’iisul Wasaarada New Zealand

Dhismaha ugu dheer Caalamka oo la suray Sawirka Ra’iisul Wasaarada New Zealand

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dhismaha ugu dheer Caalamka ee Burji Khaliifa ee ku yaalla dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa laga lalmiyey Sawirka Ra’isul-wasaaradda New Zealand, Jakiinda Andren oo laabta ku haysa Haweeney Muslimad oo ku sugnayd Masjidka lagu magacaabo Kilbirmiye oo ku yaalla caasimadda dalka NZ  ee Wellington. Sawirkiisa oo uu qaaday  Sawir-qaade lagu magacaabo Hagen Hopkins ayaa waxaa […]

- Advertisement -

Dhismaha ugu dheer Caalamka ee Burji Khaliifa ee ku yaalla dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxaa laga lalmiyey Sawirka Ra’isul-wasaaradda New Zealand, Jakiinda Andren oo laabta ku haysa Haweeney Muslimad oo ku sugnayd Masjidka lagu magacaabo Kilbirmiye oo ku yaalla caasimadda dalka NZ  ee Wellington.

Sawirkiisa oo uu qaaday  Sawir-qaade lagu magacaabo Hagen Hopkins ayaa waxaa lagu dul qoray Erayga Salaama ee la micno ah Nabad.

- Advertisement -

Dhismaha Burji Alkhaliifa oo uu ku yaalla magaalladda Dubai, waxa uu dhererkiisu dhan yahay 829 mitir.

Sheekh Maxamed Bin Rashiid Almakhtuum oo ah Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Ra’isul-wasaaraha dalka Imaaraadka Carabta, ahna Xaakimka Imaaraadda Dubai  waxa uu Ra’isul-wasaaradda dalka NZ, Jakiinda Andren ugu hambalyeeyey taageeradda ay u muujisay Mujtamaca Muslimiinta, kadib, geeridii 50-kii qof ee Muslimiinta ee lagu dilay dalka New Zealand.

Qoraal uu Sheekh Maxamed Bin Rashiid Almakhtuum soo dhigay bartiisa Twitterka waxa uu tilmaamay in Taageeradda Jakiinda Andren ku kasbatay xushmadda Muslimiinta Caalamka oo ay tiradoodu dhan tahay 1.5 Billion oo qof, kadib, weerarkii Argagixiso ee ay ka argagaxeen Muslimiinta Caalamka oo idil.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories