HomeWararWasiiro iyo Saraakiisha Ciidanka gadoodsan oo kulan ku yeelanaya degmada Balcad

Wasiiro iyo Saraakiisha Ciidanka gadoodsan oo kulan ku yeelanaya degmada Balcad

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha dhexe waxaa maanta kulan ku yeelanaya wasiiro ka tirsan xukuumadda Somalia Taliyaal ciidan iyo saraakiisha ciidanka gadoosan ee shalay ka soo baxay fariisimo ay ku lahaayeen deegaano hoostaga Balcad iyo degmada Mahadaay ee isla gobalka.

Kulamo hor dhac ah oo xalay ay yeesheen wasiiradaan iyo saraakiisha ciidanka gadoodsan ayaa la sheegay in la isku fahmi waayay qodobada qaar oo ay ka mid ahaayen in ciidanku ay dib ugub laabtaan aagagoodamusharadkoodanka ay heli doonaan sida ugu dhaqsaha badan,iyada oo ay arrintaas ka biyadiideen saraakiisha hogaaminaysa ciidmada gadoodsan.

- Advertisement -

Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa dowladda Somalia ayaa shalay soo baneeyay fariisimihii ay ku lahayeen degmada Mahadaay iyo deegaano hoostaga degmada Balcad oo ay ka mid yihiin Qalimo,Haanshiiq iyo deegaano kale waxaana ciidankaas ay ku suganyihiin degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha dhexe.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories