HomeWararDhowr Qof oo ehel ah oo lagu dilay Gobalka Mudug

Dhowr Qof oo ehel ah oo lagu dilay Gobalka Mudug

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka Idaacada dalsan ay ka helayso gobalka Mudug ayaa ku waramaya in xalay saqdii dhexe koox hubaysan una abaabulan hab beeleed in ay dhowr qof oo ehel ahaa ay ku dileen deegan ka tirsan gobalka Mudug. Dad ku sugan gobalka Mudug ayaa dalsan u xaqiijiyay in Tuulo lagu magacaabo Xaafaadle una dhow deegaanka Bali-busle oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idaacada dalsan ay ka helayso gobalka Mudug ayaa ku waramaya in xalay saqdii dhexe koox hubaysan una abaabulan hab beeleed in ay dhowr qof oo ehel ahaa ay ku dileen deegan ka tirsan gobalka Mudug.

Dad ku sugan gobalka Mudug ayaa dalsan u xaqiijiyay in Tuulo lagu magacaabo Xaafaadle una dhow deegaanka Bali-busle oo ka tirsan gobalka Mudug lagu dilay 3-ruux oo xoola dhaqataa ehelna ahaa,sida la sheegay weerarkaan waxa fuliyay Maleeshiyaad hubaysan iyada oo dilkaanlala xiriirinayo aano qabiil.

- Advertisement -

Maamulka Galmudug oo aan la xiriirnay si aan waxa uga weydiino arrintaan waa ay ka gaabsadeen,xaaladda deeganka ay dhacdadaan ka dhacday ayaana maanta degan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts