HomeWararDhageyso:-Yaa la wareegaya Amniga deegaanadii ay ka baxeen Ciidanka Kenya?

Dhageyso:-Yaa la wareegaya Amniga deegaanadii ay ka baxeen Ciidanka Kenya?

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo Siyaasadda degmada Ceel-waaq ee gobalka Gedo Sahal Macalin Aadan oo la hadlay idacad dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ciidanka Kenya ee iskaga baxay deegaano ka tirsan golaga Gedo oo markii dambana ay la wareegeen Alshabaab. Waxa uu sheegay in saameyn aysan ku yeelan doonin ka bixitaanka ciidanka Kenya Amniga […]

- Advertisement -

Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo Siyaasadda degmada Ceel-waaq ee gobalka Gedo Sahal Macalin Aadan oo la hadlay idacad dalsan ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ciidanka Kenya ee iskaga baxay deegaano ka tirsan golaga Gedo oo markii dambana ay la wareegeen Alshabaab.

Waxa uu sheegay in saameyn aysan ku yeelan doonin ka bixitaanka ciidanka Kenya Amniga degmada Ceel-waaq iyo kan guud ee gobalaka,isaga oo shaaca ka qaadan in ay jiraan qorshayaal kale oo ciidanka dowlada fedraalku ay ku buuxinayaan kaalinta ciidanka Kenya eek a baxay deegaanadaas.

- Advertisement -

Cutubyo ka tirsan ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa shalay ka baxay deeganka Buusaar oo ay ku lahaayeen fariisin milatari oo laga ilaaliyo degmooyin muhiim ah oo ka tirsan gobalka Gedon kana midtahay degmada Ceel-waaq.

Halkaan Ka dhageyso Codka Gudoomiye Kuxigeenka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories