HomeWararDad rayid ah oo la sheegay in lagu dilay duqeyn Diyaaradeed oo...

Dad rayid ah oo la sheegay in lagu dilay duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday Gobalka Sh/hosoe

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Duqeyn Diyaaradeed oo dhawaan ka dhacday Deegaanka Laanta Buur oo 45 KM u jirta Muqdisho ayaa la sheegay in lagu dilay 4 qof oo rayid ah oo uu ku jiray Shaqaale ka tirsan Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud. Mid ka mid Ehelladda Marxuumintaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay in duqeyntaasi lagu dilay mid ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqeyn Diyaaradeed oo dhawaan ka dhacday Deegaanka Laanta Buur oo 45 KM u jirta Muqdisho ayaa la sheegay in lagu dilay 4 qof oo rayid ah oo uu ku jiray Shaqaale ka tirsan Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Mid ka mid Ehelladda Marxuumintaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay in duqeyntaasi lagu dilay mid ka mid ah Shaqaalaha Hormuud oo lagu magacaabi jirey C/qaair Nuur iyo 3 qof oo kale oo gaari ku marayey Deegaanka Laanta Buur ee Gobalka Sh/hoose.

- Advertisement -

C/llaahi Cali oo ay ilmo adeer ahaayeen Marxuumka C/qaadir Nuur  ayaa sheegay inay saddexda qof ku geeriyoodeen isla goobta ay Diyaaradda ku duqeysay, iyadoo Walaalkiisa, MAHAD Nuur  oo ka mid ah dadka lagu dilay Duqeyntaasi uu gebi ahaan wada gubtay.

Dhinaca kale, Qoraal E-mail oo ay Taliska Ciiddanka Maraykanka ee AFRICOM u direen Wakaalladda Wararka REUTERS waxay ku sheegteen inay Duqeyn ay qaadeen Axaddii la soo dhaafay ku dileen 3 Dagaalyahan oo ka tirsan Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts