HomeWararMuwaadin Somali-Canadian ku xirnaa Kenya oo dib ugu laabtay Kanada

Muwaadin Somali-Canadian ku xirnaa Kenya oo dib ugu laabtay Kanada

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Muwaadinkaasi oo lagu magacaabo C/kariim Guuleed ayaa la sheegay inuu dib ugu laabtay magaalladda Toronto ee Gobalka Ontario ee dalka Kanada, kadib, markii lagu sii daayey Xabsi ku yaalla Nairobi.

Dukumentiyo Maxkamadeed ayaa muujinaya in C/xakiim Guuleed si shuruud la’aan ah looga sii daayey Xabsiga Nairobi bishii la soo dhaafay ee Feberaayo 9-da, isagoo 3 isbuuc ka hor dib ula midoobay Qoyskiisa oo deggan Deegaanka Etobicoke ee duleedka Toronto.

- Advertisement -

C/xakiim Guuleed waxa uu ka mid ahaa dadkii Soomaalida ee lagu xiray Nairobi, kadib, weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen Hoteelka DusitD2 bishii Janaayo 15-dii ee sannadkan, kaasi oo ay 21 qof ku geeriyootay.

Dhinaca kale, Waaxda Arrimaha Caalamka ee dalka Kanada ayaa xaqiijisay in Muwaadinkaasi dib ugu laabtay Kanada, kadib, markii lagu xiray Kenya, isla markaana ay siiyeen taageeradda Adeegga Qunsulliyada si lo osii daayo.

C/xakiim Guuleed oo 46-jir ayaa la sheegay inuu dib ugu laabtay shaqadiisa ahayd Dareewal kaxeeya Gaadiidka Xamuulka ee Iska-rogaha.

- Advertisement -

Sannadkii 1992-kii ayu utegay Kanada, wuxuuna qaatay Dhalashadda dalkaasi, isagoo in muddo ah ku shaqeynayey Dareewalnimadda Gaadiidka Xamuulka

Xigasho: CBS News.

Radio Dalsan
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories