HomeWararDEG DEG:-Dad Ajaaniib ah oo lagu dilay weerar ka dhacay Ethiopia

DEG DEG:-Dad Ajaaniib ah oo lagu dilay weerar ka dhacay Ethiopia

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Dabley hubeysan ayaa la sheegay inay maanta weerar ka geysteen Tuulladda Nedjo Woreda oo dhanka Galbeed ka jirta Deegaanka Wellega ee Dowlad-gobaleedka Oromiya ee dalkaasi. Weerarkaasi oo abaarihii 7-dii iyo barkii subaxnimo ka dhacay Wakeyo Kebele ayaa waxaa dadka lagu dilay ka mid ahaa 2 qof oo Ajnabi ah, sida uu sheegay Xafiiska Isgaarsiinta ee […]

- Advertisement -

Dabley hubeysan ayaa la sheegay inay maanta weerar ka geysteen Tuulladda Nedjo Woreda oo dhanka Galbeed ka jirta Deegaanka Wellega ee Dowlad-gobaleedka Oromiya ee dalkaasi.

Weerarkaasi oo abaarihii 7-dii iyo barkii subaxnimo ka dhacay Wakeyo Kebele ayaa waxaa dadka lagu dilay ka mid ahaa 2 qof oo Ajnabi ah, sida uu sheegay Xafiiska Isgaarsiinta ee Dowlad-gobaleedka Oromiyadda.

- Advertisement -

Xafiisku ma uusan sheegin dalalka ay soo ka soo jeedaan labaada qof ee shisheeyaha ee lagu dilay weerarkaasi, balse, waxa uu Xafiisku sheegeen inay weli ururinayaan macluumaadka ku aadan ujeedada weerarkaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories