HomeCaalamkaArday dhowr qof ku dhaawacay Dugsi ku yaalla Norway

Arday dhowr qof ku dhaawacay Dugsi ku yaalla Norway

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Arday ku hubeysnaa sida la sheegay Fargeeto ayaa waxa uu dhowr qof ku dhawaacay Dugsi ku yaalla Bariga magaalladda Oslo, sida ay sheegeen Boliska dalkaasi. Wiilkaasi oo wax barta Dugsiga Brynseng School  waxaa la sheegay inuu dhaawacay Macallin iyo 3 ka mid ah Shaqaalaha Dugsigaasi. Sarkaal Boolis oo lagu magacaabo Arve Røtterud ayaa u sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Arday ku hubeysnaa sida la sheegay Fargeeto ayaa waxa uu dhowr qof ku dhawaacay Dugsi ku yaalla Bariga magaalladda Oslo, sida ay sheegeen Boliska dalkaasi.

Wiilkaasi oo wax barta Dugsiga Brynseng School  waxaa la sheegay inuu dhaawacay Macallin iyo 3 ka mid ah Shaqaalaha Dugsigaasi.

- Advertisement -

Sarkaal Boolis oo lagu magacaabo Arve Røtterud ayaa u sheegay Wargeyska Dagbladet inay Dhibanayaasha la xanuunsan yihiin dhaawacyo fudud oo ka soo gaaray Fargeetadda lagu dooxay.

Booliska waxay u sheegeen  Wakaalladda Wararka Norway ee NTB in dhamaan Shaqalihii la dhaawacay loo qaaday Isbitaalka, isla markaana ay xaalladooda tahay mid deggan.

Taliyaha Booliska magaalladda Oslo, Sven Christian Lie waxa uu sheegay inay qaadeen baaritaan, isla markaana ay Goobjoogayaasha wax ka weydiinayaan dhacdadaasi.

- Advertisement -

“Waxa uu ahaa wiil dhallinyaro ah, waana la xiray. Wax badan kama sheegi karo heerka Fasalka uu dhigto. Waxaa lagu xiray gudaha Dugsiga” ayuu sii raaciyey Taliyaha Boliska caasimadda Norway ee Oslo.

Si kastaba ha ahaatee, ma cadda ujeedada ka dambeysay weerarkaasi la sheegay in loo adeegsaday Fargeeto, balse warar kale waxay sheegeen inuu Ardaygu Tooreey ku dhaawacay Macallinka iyo saddex xubnood ee ka tirsan shaqalaaha Dugsiga Brynseng School.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts