HomeWararAkhriso:-Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Xamarweyne

Akhriso:-Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Xamarweyne

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa waxaa uu Guddoomiye cusub u magacaabay Degmada Xamarweyne.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa waxaa Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne loogu magacaabay in uu noqdo Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir,kaasi oo horey mar u soo noqday Guddoomiyaha degamdaasi.

- Advertisement -

Cumar Shariif Jeeg Shaqa ayaa horey waxa uu u ahaa Guddoomiyihii hore ee Degmada  Xamarweyne ee Gobolka Banaadir,hayeeshee waxaa lagu sameeyay Shaqo joojin,waxaana Muddooyinkii dambe ay aheyd Guddoomiye la’aan.

Sababta shaqadii looga joojiyay Cumar Shariif Jeeg ayaa aheyd,kadib markii uu u gafay maamulka Gobolka Banaadir iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya.    

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories