HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Muuse Biixi oo la kulmay Wasiirka A/Dibadda Eriteriya + Sawirro

Dhageyso:-Madaxweyne Muuse Biixi oo la kulmay Wasiirka A/Dibadda Eriteriya + Sawirro

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Madaxtooyadda Somaliland waxa uu kulan gaar ah kula qaatay wafdi ka socda dalka Eriteriya oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Eriteriya, Mudane Cismaan Saalax Maxamed oo Maanta gaaray halkaasi.

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Somaliland iyo Eriteriya, ayaa markii kulankaasi dhammaaday warbaahinta la hadlay, waxana ay ka warrameen ujeeddada waftiga ka socda dalka Eriteriya u yimaadeen iyo waxyaabihii ay Madaxweynaha iyo waftigu ka wada hadleen.

- Advertisement -

Ugu horrayn wasiirka arrimaha dibadda dalka Eriteria, Mudane Cismaan Saalax Maxamed, ayaa sheegay in la gaaray waqtigii qiimayn lagu samayn lahaa xaaladda Somaliland, islamarkaana  ay madaxweynahoodii ku celin doonaan  xaaladda dhabta ah ee ka jirta Somaliland, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yiri,

“Waftigayaga ka socda dalka Eriteriya waxa nasoo diray Madaxweynahayaga Mudane Isaias Afwerki,  si aannu wax badan uga oggaanno xaaladda Somaliland. Imika waxa la gaaray waqtigii aannu Somaliland iman lahayn ee aannu xaaladda qiimayn lahayn, madaxweynahana waannu la kulannay oo warbixin xiiso leh buu na siiyey, waxana uu noo sharraxay xaaladaha siyaasadeed, bulsheed iyo kuwa dhaqaale ayuu yiri Wasiir  Cismaan Saalax.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faro-toon), ayaa isaguna dhankiisa xusay in Madaxweynaha iyo waftiga ay kulankooda diiradda ku saareen sidii ay dalalka geesku isu kaashan lahaayeen, islamarkaana loo wadaagi lahaa afkaarta.

- Advertisement -

 

Hoos ka Dhageyso Codka Wasiirka A/Dibadda Somaliland kana Daawo Sawiradda.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories