HomeWararDEG DEG:- Dagaal Culus oo ka socda degmada Balcad ee Gobalka Sh/dhexe

DEG DEG:- Dagaal Culus oo ka socda degmada Balcad ee Gobalka Sh/dhexe

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wararka Idaacada Dalsan caawa ay ka helayso degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Alshabaab uu ka socdo magaalada,waxaana la maqlayaa rasaas ka dhaceysa dhowr jiho.

Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa la sheegay in ay weerar ku soo qaadeen degmada Balcad waxana haatan socda dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Alshabab,dagaalka xooggiisa ayaa ka socda meel ku dhow xarunta degmada iyo Ex: Wershaddii hore ee Dharka oo ku taal Balcad.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa Dalsan u sheegay in dhinacyadu ay isku adegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan,Ciidamada AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in ay ridayaan hub culus welina dagaalku waxa uu ka socda gudaha degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe.

Ilaa iyo haatan ma jirto cid ogaan karta khasaaraha ka dhashay dagaalka maadaama xiligu uu yahay habeen dadka intooda badana ay ku jiraan guryahooda in kasta oo ay dareemayaan baqdin badan,dhinaca maamulkuna weli kama uusan hadala dagaalkaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories