HomeWararGuddoomiye Mursal oo Hay’adaha amniga faray in baaritaan deg deg ah lagu...

Guddoomiye Mursal oo Hay’adaha amniga faray in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo qarixii ka dhacay Goof-gaduud

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee JFS Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida dadkii ku geeriyooday Qarax ka dhacay Deegaanka Goofgaduud ee Gobolka Baay,waxa uuna Alle uga baryay dadkii halkaasi ku geeriyooday in jaxriistiisa jano uu ka waraabiyo intii ku dhaawacantayna uu Alle caafiyo.

Dadkan ayaa waxa ay waxyeelo kasoo gaartay ka dib markii Al Shabaab ay miino ku aaseen suuqa xoolaha lagu iibiyo ee Deegaanka Goofgaduud halkaasna markii ay dadkii ku ganacsanayay isugu yimaadeen ay ku qarxiyeen,inta la ogyahay 9 ruux ayaa ku dhimatay dad kaloo sodomeeyo ku dhowna waa ay ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay hay’adaha amanka in ay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan dhacdadaas dadka shacabka lagu laayay,isla markaana ragii ka dambeeyay cadaalada loo marsiiyo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories