HomeMaqalDhageyso:-Somaliland oo ku amartay ganacsatada Berbera in ay qaataan Go’aankii ka soo...

Dhageyso:-Somaliland oo ku amartay ganacsatada Berbera in ay qaataan Go’aankii ka soo baxay Shirkadda DP World

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray Warqad cabasho ah oo ay u gudbisay Shirkadda DP-world ee maamusha dekadda Magaalada Berbera,taasi oo ku aadan in Canshuur kordhin lagu sameeyay badeecadaha iyo alaabaha ay la soo degaan ganacsatada dekadaas. Wasiirka Wasaaradda warshadaha, ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xasan Sacad oo Shir Jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray Warqad cabasho ah oo ay u gudbisay Shirkadda DP-world ee maamusha dekadda Magaalada Berbera,taasi oo ku aadan in Canshuur kordhin lagu sameeyay badeecadaha iyo alaabaha ay la soo degaan ganacsatada dekadaas.

Wasiirka Wasaaradda warshadaha, ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Xasan Sacad oo Shir Jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa sheegay in Somaliand ay aqbashay warqadii cabashada aheyd ee u soo gudbisay Shirkadda DP-world,isla markaana ay tahay mid saxan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay Wasiirka in DP-world ay ka dalbadeen lacagaha ay ka qaadayan ganacsatada ku qaado qiimaha suuqa,waxaana uu sheegay in ganacsatada looga baahanyahay qaadashada amarkaas hadii kalana ay dhaqsi ula baxaan alaabaha dhex yaalla dekadda magaalada Berbera.

 

Hoos ka Dhageyso Codka  Wasiir Sacad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts