HomeMaqalDhageyso:-MD Jabuuti “Sharaf ayay ii tahay in aan khudbad u jeediyo...

Dhageyso:-MD Jabuuti “Sharaf ayay ii tahay in aan khudbad u jeediyo labada Aqal ee Baarlamaanka oo aan kal-fadhigoodu furnayn”

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Khudbad u jeediyay Xildhibaanada labada Golle ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Geelle ayaa sheegay in uu aad uga faraxsan yahay in uu Khudbad u jeediyo Baarlamaanka Soomaaliya,iyadoo uusan furneyn Kal-fadhiga Baarlamaanka,isagoona ka hadlay arrimo kala duwan. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Khudbad u jeediyay Xildhibaanada labada Golle ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Geelle ayaa sheegay in uu aad uga faraxsan yahay in uu Khudbad u jeediyo Baarlamaanka Soomaaliya,iyadoo uusan furneyn Kal-fadhiga Baarlamaanka,isagoona ka hadlay arrimo kala duwan.

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu tilmaamay in Amaanada ugu weyn ee Baarlamaanka saaran ay tahay in midnimada la ilaaliyo oo aan la niyad-jabin Shacabka,isla markaana loo baahan yahay in laga wada shaqeyo Midnimada dowladda.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha waxa uu baaq u diray Madaxda dowlada iyo Shacabka Soomaaliyeed,isagoona ugu baaqay in ay sameeyaan isku tanaasul,taasi oo ku sheegay in ay tahay mid hormar wacan lagu gaari karo.

Gelinka dambe ee Maanta ayaa la filayaa in Madaxweyne Geelle iyo wafdi uu hogaaminayo ay u ambabaxaan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,waxaana halkaasi ka socda diyaar garow ku aadan sidii loo soo dhaweeyn lahaa.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha dalka Jabuuti.

 

 

 

 

 

 

 

   

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts