HomeCaalamkaXildhibaan u dhashay Australia oo taageeray weerarkii shalay oo Ukun lagu weeraray

Xildhibaan u dhashay Australia oo taageeray weerarkii shalay oo Ukun lagu weeraray

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Senator Fraser Anning oo ah Siyaasi Midigta Fog ayaa la sheegay in lagu tuuray Ukun, kadib, markii uu Erayo Cunsuriyad leh ka bixiyey weerarkii shalay lagu qaaday 2 Masjid oo ku yaalla Koonfurta dalka New Zealand. Senator-ka oo laga soo doortay magaalladdda Kuwiinisland waxa wejiga looga dhuftay Ukun, xilli uu Shir Jaraa’id ku qabanayey magaalladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Senator Fraser Anning oo ah Siyaasi Midigta Fog ayaa la sheegay in lagu tuuray Ukun, kadib, markii uu Erayo Cunsuriyad leh ka bixiyey weerarkii shalay lagu qaaday 2 Masjid oo ku yaalla Koonfurta dalka New Zealand.

Senator-ka oo laga soo doortay magaalladdda Kuwiinisland waxa wejiga looga dhuftay Ukun, xilli uu Shir Jaraa’id ku qabanayey magaalladda Melboon ee dalka Australia, wuxuuna ku sifeeyey weerarkaasi wax uu ugu yeeray Natiijadda Muslimiinta Muhaajiriinta ee ku sugan gudaha dalkaasi.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha dalka Australia, Iskoot Morrison waxa uu ku tilmaamay Senator-kaasi nin fool xun, oo dhib badan oo aan boos ku lahayn Australia.

Senator Fraser Anning oo isaga la soo doortay sannadkii 2017-kii ayaa u muuqday inaan dib loo soo dooran doonin Doorashadda Australia ka dhici doonta bisha Meey ee soo socota ee sannadkan.

Dhinaca kale, Senetor-kaasi waxa uu cambaarayn caalami kala kulmay hadalkiisa ku aadanaa weerarkii lagu dilay 49 Muslimiin ku cibaadaysanaysay Masaajid ku yaalla magaalladda ChrisChurch ee dalka New Zealand.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts