HomeWararXiisad u dhaxeysa Ganacsato iyo Shirkadda DP World oo ka taagan Dekadda...

Xiisad u dhaxeysa Ganacsato iyo Shirkadda DP World oo ka taagan Dekadda Berbera

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya magaalada Berbera ayaa sheegaya in ay halkaasi ka taagantahay xiisad u dhaxeysa Ganacsata Dekadda Berbera iyo Shirkadda DP-world ee maamusha dekadda oo la sheegay in ay isku qabsadeen Canshuur kordhin lagu sameeyay badeecadaha u soo dega ganacsatada.

Ganacsatada ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen in ay canshuurtaan alaabtii ay kala soo degi jireen dekadda iyaga oo sheegay in lagu qaaliyeeyay canshuurta,taasna ay sababtay in uu cirka isku sharesro sarrifka lagacta Somaliland oo gaaray 8500 oo shilinka Somaliland ah halka wixii ka horeeyay 12-ka bishaan uu ahaa 7000 oo kaliya.

- Advertisement -

Kulan ayaa haatan u socda gudi ganacsata ah oo looga hadlayo carada ka dhalatay go’aanka Shirkadda DP World ay ku kordhisay Canshuurta,dhinaca kalana waxaa hakad ku jirta shaqada dekadda magaalada Berbera,iyada oo ilaa iyo haatana aysan ka hadlin madaxda maamulka Somaliland.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories