HomeCaalamkaNinkii dadka Muslimiinta ku dilay Masjid ku yaalla New Zealand oo dacwadiisa...

Ninkii dadka Muslimiinta ku dilay Masjid ku yaalla New Zealand oo dacwadiisa dib loo dhigay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Eedeysanahaasi oo lagu magacaan=bo Brenton Tarrant oo 28 jir ayaa saakayto ka soo muuqday Maxkamad ku taalla magaalladda ChristChuirch ee uu shalay ku dilay 49 qof oo Muslimiin ah. Eedeysanaha waxaa Maxkamadda la keenay isagoo gacmaha ka xiran, kuna labisan dharka Maxaabiista, isla markaana uusan wax kabo ah xirnayn. Garsoore Paul Kellar waxa uu ka […]

- Advertisement -

Eedeysanahaasi oo lagu magacaan=bo Brenton Tarrant oo 28 jir ayaa saakayto ka soo muuqday Maxkamad ku taalla magaalladda ChristChuirch ee uu shalay ku dilay 49 qof oo Muslimiin ah.

Eedeysanaha waxaa Maxkamadda la keenay isagoo gacmaha ka xiran, kuna labisan dharka Maxaabiista, isla markaana uusan wax kabo ah xirnayn.

- Advertisement -

Garsoore Paul Kellar waxa uu ka codsaday Weriyayaasha inaysan toos u soo bandhigin Sawirka Eedeysanaha, balse ay ku furaan shucaac, iyadoo uu Eedeysanaha si aan libidhsi lahayn u eegayey  Kaamerooyinka Suxufiyiinta soo buux dhaafiyey Maxkamadda.

Eedeysanaha  waxaa lagu  soo oogay fal-dembiyeed dil ah, iyadoo uu Garsoore Paul Kellar dib u dhigay  dhegeysiga Kisikaasi ilaa bisha soo socota ee April 5-da.

Dhinaca kale, 2 Eedeysane ayaa weli lagu hayaa Baaris, iyadoo ay Boliska ku hawlan yihiin inay ogadaan doorkii ay ka qaateen weerarkii shalay lagu dilay 49  qof oo muslimiin ah, kuwaasi oo ka mid ahaa dadkii  Salaaddii Jimcaha ku tukanaysay 2 Majid oo ku yaalla magaalladda ChristChuirch ee dalka New Zealand.

- Advertisement -

Shaqaalaha Caafimaadka waxay sheegeen in 39 qof oo dhaawacan lagu daawaynayo Isbitaalladda, kuwaasi oo 11 ka mid ah xaalladooda liidato oo ay ku jirto gabay yar oo 4-jir ah.

Marxuuminta ku geeriyootay weerarkaasi waxaa ka mid ah kuwo ka soo kala jeeda dalalka Sacuudiga, Somali, Turkiga, Urdun, Bangaladesh, Malaysia iyo Indonesia, iyadoo dadka geeriyooday ka mid ahaayeen haween iyo carruur.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories